For Alyana...
Taabo Sanduuqa (Click to Open)
Happy Birthday, Aisha Nur Magan!
"Maalintaan waa mid gaar ah, sababtoo ah waa maalintii uu iftiinka ugu quruxda badan dunida kusoo biiray."
🌟
"Qalbigaaga saafiga ah iyo dhoola cadeyntaada waxay farxad geliyaan qof kasto oo kugu xeeran, Dear Alyana."
✨
"Ilaahay ha kaa dhabeeyo riyooyinkaaga oo dhan. Cimri dheer, caafimaad taam ah iyo cibaado suuban ayaan kuu
rajeynayaa." 🤲🏽
"Adduunka oo idil adigaa ugu iftiin badan maanta! Weligaa isma beddelin, waxaad tahay qof la isku hallayn
karo." 💖
"Dhalasho wacan mar kale! Maalintaada si weyn ugu raaxayso. Ixtiraam iyo jaceyl aan dhammaad lahayn..." 🎉
- from: the STAR wahelka dayaxa